Skip to content
Home
Courses
Blog
About Us
Contact
Login
Sing Up
Home
Courses
Blog
About Us
Contact
Login
Sing Up
About Us
HOME / ABOUT
ku saabsan Som-digita
Som-digital waa madal-waxbarasho e-e-Somali ah oo bixisa koorsooyin wax ku ool ah, tayo sare leh xagga ganacsiga, tignoolajiyada, crypto, maaliyadda, iyo xirfadaha dhijitaalka ah. Waxaa aasaasay 2024 Shaafici Hassan, madasha hada waxaa ku jira Courses badan oo tayo leh iyo la-taliyeyaal xirfad leh Som-digital waxay ku bixisaa dhammaan koorsooyinka Af-Soomaaliga ah, taasoo ka dhigaysa waxbarasho tayo leh mid la heli karo arday kasta iyo ka caawinta shakhsiyaadka inay dhistaan xirfado, shaqooyin, iyo fursadaha adduunka casriga ah ee maanta.