Social Media Marketing Masterclass

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Introduction: Social Media Marketing Masterclass

Social Media Marketing Masterclass waa barnaamij tababar oo heer sare ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu si xirfad leh u fahmo ugana faa’iideysto baraha bulshada. Masterclass-kan wuxuu ku barayaa sida loo dhiso istiraatiijiyad sax ah, loo abuuro content soo jiidasho leh, loo isticmaalo xayeysiinta (Ads) si loo helo macaamiil iyo iib, loona dhiso engagement iyo kalsooni dhab ah. Waxa uu isku daraa aqoon, tijaabooyin dhab ah, iyo farsamooyin casri ah oo kaa caawinaya inaad ka gudubto heer bilow ah una gudubto heer professional, adigoo awood u leh inaad dhisto brand, maamusho ganacsi, ama ka samayso dakhli joogto ah Social Media Marketing.

 
 
Show More

Course Content

Social Media Marketing Masterclass

  • Introduction: Social Media Marketing Masterclass
    09:28

chapter facebook and Instgram

CHAPTER YOUTUBE

CHAPTER TIKTOK AND LINKEDLN